Antibodies

Somali translation: Lidjirayaasha, Lidjir

12:09 Dec 12, 2023
English to Somali translations [Non-PRO]
Medical - Medical (general)
English term or phrase: Antibodies
Pair Somali,English
Hello peers,
help me to translate this word.
thank you
Abdulkadir yusuf
Kenya
Local time: 15:20
Somali translation:Lidjirayaasha, Lidjir
Explanation:
Walaal antibodies waxa ku turjuntaa lidjirayaasha.
Anti-body asalka wa labbo eray oo isu tagay, Waxa jirta in si toosa loo turjumay labada eray oo la yiri lid+jir markaad fiirisid buugta bayaloojiga iyo sayniska xiligii dawlada kacaanka.

Dhanka kale, Difaaca jirka ma dhihi karno oo immune systemka ayaa ah difaaca jirka antibody immune system hoos tagaya marka wareer ba ka iman kara.
Mahadsanid Wabilaahi towfiiq.
Selected response from:

Abdirahman Isse
Kenya
Local time: 15:20
Grading comment
mahadsanid saaxiib
4 KudoZ points were awarded for this answer



Summary of answers provided
5Unugyada difaaca jirka
Mike Osman
5unugyada difaaca jirka
Abdirizak Mohamed
5Borotiinka Difaaca Jirka
Abdulkadir Qorane Suleiman
5unuga difaaca jirka
Abdikhani Mohamed
5Unugyada difaaca jidhka
Abdiqaadir Askar
5Waa borotiinno uu soo saaro habka difaaca jirka
Abdullahi Dahir
5antibodies
ISAQ MUHIDIN (X)
5Lidjirayaasha, Lidjir
Abdirahman Isse
5Jeermis la derisyo (medical), unugyada difaaca jirka (plain language)
Abdifatah Aden
4Somali
BILOW AHMED


  

Answers


7 mins   confidence: Answerer confidence 5/5
Unugyada difaaca jirka


Explanation:
Unugyada difaaca jirka.

Mike

Mike Osman
France
Local time: 13:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
PRO pts in category: 23
Login to enter a peer comment (or grade)

30 mins   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
unugyada difaaca jirka


Explanation:
unugyada jirka dafaco

Abdirizak Mohamed
Kenya
Local time: 15:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

1 hr   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
Borotiinka Difaaca Jirka


Explanation:
Asc abdulkadir,

Antibodies waa borotiin (protein) uu jirku sameeyo si uu oga hortago waxyaabaha halista ah.

An antibody is a protein produced by the body's immune system when it detects harmful substances, called antigens

Antibodies ma ahan unugyo (cells) ee waa borotiin si gaar ah oga hortaga waxyaabaha halista ku ah jirka


Abdulkadir Qorane Suleiman
Kenya
Local time: 15:20
Works in field
Native speaker of: Somali
PRO pts in category: 4
Login to enter a peer comment (or grade)

2 hrs   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
unuga difaaca jirka


Explanation:
Antibodies waa unuga difaaca jirka ee ka difcaaa xanuunka.

Example sentence(s):
  • Antibodies are proteins that help the immune system recognize and neutralize harmful substances.
Abdikhani Mohamed
Kenya
Local time: 15:20
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

7 hrs   confidence: Answerer confidence 4/5Answerer confidence 4/5
antibodies
Somali


Explanation:
Unugyada habdhiska difaaca jirka uu ka jawaabi karo.

Example sentence(s):
  • Unugyada habdhiska difaaca jirka uu ka jawaabi karo.
BILOW AHMED
Kenya
Local time: 15:20
Works in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

16 hrs   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
Unugyada difaaca jidhka


Explanation:
Antibodies macnaheeda waa Unugyada difaaca jidhka.

Abdiqaadir Askar
Somalia
Local time: 15:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

1 day 3 hrs   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
Waa borotiinno uu soo saaro habka difaaca jirka


Explanation:
"Antibodies" waa borotiinno uu soo saaro habka difaaca jirka si ay uga caawiyaan garashada iyo ka takhalusidda walxaha waxyeelada leh sida fayrasyada ama bakteeriyada jidhka ku jirta.

Abdullahi Dahir
Kenya
Local time: 15:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

2 days 23 hrs   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
antibodies


Explanation:

Unugyada Ka hortagga difaaca jirka.

Example sentence(s):
  • ANTIBODIES = Unugyada Ka hortagga difaaca jirka.
ISAQ MUHIDIN (X)
United States
Local time: 07:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)

4 days   confidence: Answerer confidence 5/5
antibodies
Lidjirayaasha, Lidjir


Explanation:
Walaal antibodies waxa ku turjuntaa lidjirayaasha.
Anti-body asalka wa labbo eray oo isu tagay, Waxa jirta in si toosa loo turjumay labada eray oo la yiri lid+jir markaad fiirisid buugta bayaloojiga iyo sayniska xiligii dawlada kacaanka.

Dhanka kale, Difaaca jirka ma dhihi karno oo immune systemka ayaa ah difaaca jirka antibody immune system hoos tagaya marka wareer ba ka iman kara.
Mahadsanid Wabilaahi towfiiq.


    Reference: http://www.somalidoc.com
Abdirahman Isse
Kenya
Local time: 15:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Grading comment
mahadsanid saaxiib
Login to enter a peer comment (or grade)

7 days   confidence: Answerer confidence 5/5
Jeermis la derisyo (medical), unugyada difaaca jirka (plain language)


Explanation:



Example sentence(s):
  • Four weeks after the injections, all 20 of the participants had developed the antibodies needed to stave off the infection.
  • Afar isbuuc kadib qaadashada cirbadaha, dhammaan 20-ka qof ee la duray waxay yeesheen jeermis la deriyada ama unugyada difaaca jirka ee loo baahnaa si looga hortago cudurka.

    https://en.wikipedia.org/wiki/Antibody
Abdifatah Aden
Local time: 15:20
Specializes in field
Native speaker of: Native in SomaliSomali
Login to enter a peer comment (or grade)



Login or register (free and only takes a few minutes) to participate in this question.

You will also have access to many other tools and opportunities designed for those who have language-related jobs (or are passionate about them). Participation is free and the site has a strict confidentiality policy.

KudoZ™ translation help

The KudoZ network provides a framework for translators and others to assist each other with translations or explanations of terms and short phrases.


See also:
Term search
  • All of ProZ.com
  • Term search
  • Jobs
  • Forums
  • Multiple search